Jarabbar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qaabka loo leyliyo fardo iwm.

Jarabbar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Fardo iwm laylin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jarabbar

jarabbaran | jarabbarid | jarabbarnaan | jarabbarnaansho | karan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg