jareexo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Dhaawac cid la gaarsiiyo. 2. Ceeb cid lagu sheego. 3. Cay cid loo gaysto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jareexo

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg