Jarjaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)Wax mid ahaa oo qaybo loo googooyay noqosho.
Jarjaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax mid ahaa oo qaybo loo googooyay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jarjaran ↴
alaab caydhiin | jarjarmid | jarjarnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg