Jeegaanbeeg-cuf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo ..., m.dh)(fiis.) Qalab loo isticmaalo soo saaridda iyo saafidda ayoonno neef ah iyadoo la fiirinayo saamiga ay isuyihiin saldanabka ayoonnada iyo cufkoodu.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeegaanbeeg-cuf ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg