Jeegee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -gaysay)

1. Dhabar-dhabar u dabbaalasho. 2. Caano jiif ku cabbid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeegee

jeegayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg