Jeeniwareen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Xanuun xummad iyo qufac leh oo inta badan hargab xumaaday reebo; oofwareen.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeeniwareen


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg