Jifo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xoolo horumaris ahaan loo siiyo cid wax laga dilay ama laga dhaawacay. 2. Bir dhuuban oo gadaal uga jirta samayada waranka; Jinfo. 3. Birgoobaaban oo bakooradaha salka laga geliyo. 4. Xigto. 4. ld jufo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jifo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg