Jigo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Madaxa dadka iyo xayawaanka dhankiisa dambe, meesha ay iska galaan luqunta xaggeeda sare iyo madaxu; jeego.
Jigo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)Wiil yar xibintiisa taranka girgikeeda harag kadillaacsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jigo ↴
cinjigod | jigasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg