Jiiqjiiqle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Geedgaab qodax leh oo jeerinka la bah ah oo leh xabag iyo miro la cuno, iyo mayrax xargo laga samaysto. 2. Cayayaan jirriqaaqa u eg.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiiqjiiqle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg