Jiiro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Si wax caloosha ku jira (saxro ama muluq) la isaga saaro muruqyada caloosha adkayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiiro

laab | dardar | jiirasho | majiiro | qanjiiro | qardoo | rigaax | rigaax | xoog-xuddun-ka-jeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg