Jilaysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)Wadaan wax aad u buuxa noqosho.
Jilaysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Wadaan iwm wax aad u buuxa ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilaysan ↴
buux | jilaysmid | jilaysnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg