Jilbajoogso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Qof jilba ku istaagid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilbajoogso ↴
jilbajoogsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg