Jilibxir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hab geela xarig bowdada iyo cududda la isaga xiro si uusan u baxsan ama meel fog u aadin. 2. Duco loo akhriyo xoolo ama carruur dhuntay, si aysan meel fog u aadin. 3. Hanti la siiyo cid hawl loo dirsaday. 4. Xoolo in caano laga maalo awgood guriga loogu ilaaliyo. 5. ld jilibixirid.
Jilibxir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Xoolo ama carruur dhuntay si aysan u fogaan duco u akhrin. 2 . Geel si uusan u baxsan dhudhunka iyo cududda isaga xirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilibxir ↴
jilibxiran | jilibxirid | jilibxirnaan | jilibxirnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg