Jimbacan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

Wax la jimbacay noqosho.

Jimbacan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)

Wax dhinac u leexsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jimbacan

jimbacmid | jimbacnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg