jinbo
(m.l)Awr madax adag oo aan la xiriiri karin.
jinbo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-baday, -batay)Awr xiriir goosasho; xiriirfuro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jinbo ↴
jinbasho [m.f.dh]
eeg jinbo². ld jinbad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg