Jiraab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bo/-byo, m.dh)1. Kolay harag ama wax kale ka samaysan oo cuntada miraha ah lagu gurto. 2. Konton (50) kiilo oo timir ah oo jiraab caw ka samaysan ku jirta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiraab ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg