jirme
(m.l)

(bot.) Geedgaab, qodax yaryar iyo caleemo balballaaran leh, dhulka buuralay-da ah ka baxa oo qoloftiisa wax lagu aslado. ld jirmo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirme

jirmo [m.dh]
ld jirme.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg