Jirro-dhimireed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ooyin ..., m.l)(daaw.) Isbeddel ku dhaca mid ama wax ka badan ee hawlaha dhimirka (sida caadifiyadda, dareenka, xasuusta iyo fakarka), taas oo u keenta silic bukaanka iyo dadka kaleba.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirro-dhimireed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg