Jirso
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. (f.g) Roob meel dhisan ka gelid. 2. (f.mg) U j.: meel ama wax in qiyaas ah ka durugsanaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirso ↴
ajirso | jirsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg