Jirxumo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Caato iyo nafaqadarro nafley jirkeeda ka muuqata. 2. Adkaysi la'aan uu jir u leeyahay difaaca cudurrada maqaarka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirxumo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg