Jiyoofisiko

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Barashada dariiqadaha fisikeed ee la xiriira dhismaha dhulka. Barashadaasi waa mid la xiriirta oogada dhulka, gibilka, iyo biyooleyda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiyoofisiko


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg