Judub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Gacanta oo faruhu duubanyihiin oo inta kor loo qaado si xoog leh wax loogu dhufto; tantoonyo.
Judub
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dbay, -dubtay; -dbi)Faraha gacanta oo duuban si xoog leh wax ugu dhufasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga judub ↴
judbid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg