Ka-faa'iideyste

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)

(daaw.) Jeermiyo ka-faa'iideysta xaalad bukaan oo difaaca jirku dhimmanyahay. Difaac la'aanta oo ay keeni karto: infekshin cudurro kale ama dawo jeermiyada ka-faa'iideystayaasha sida badan jirro uma keeni karaan qof caafimaad qaba.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ka-faa'iideyste

ka-faa'iideyste |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg