kaaki
(m.l)1. Midab u dhow casuuraa. 2. Dhar adag oo badanaa askartu xirato.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaaki ↴
wakaakib [m.l]
Xiddigaha oo laga faaliyo; kawaakib; fal; sixir.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg