Kaatuun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-uummo, m.dh)Shay ka samaysan badanaa macdan qaali ah oo qurux darteed faraha gacmaha loo gashado; marwad, faraati, fargashi. ld kaatun.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaatuun ↴
kaatun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg