Kabaabyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah. 2. Daawo la qaato oo jirka ka lumisa dareenka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabaabyo

kabaabyeysan | kabaabyoo | kabaabyood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg