Kabadhige

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

Qori jilicsan oo kabaha marka la tolayo hoos looga dhigo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabadhige


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg