Kabaraad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qab weyni dadka ku dhalata marka uu helo maal, wiilal, magac iwm.

Kabaraad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Qab weyn muujin, qof yeeshay wiilal, maal, magac iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabaraad

kabaraadid | kabaraadis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg