Kabash-kabash
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax-kabax.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabash-kabash ↴
kabash-kabashlayn | kabash-kabashlee | kabax-kabax | kabax-kabaxlayn | kabax-kabaxlee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg