Kabash-kabashlee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld kabax-kabaxlee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabash-kabashlee ↴
kabax-kabaxlee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg