Kabasiib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)1. (-byo, m.dh) Tuug aan waxba reebin. 2. (-byo, m.dh) Kaballeef. 3. ld kabasiibid.
Kabasiib
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Cid xadid iyadoon waxba lagu reebin; mooradduug.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabasiib ↴
kabasiibid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg