Kabawaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld kabawaarid.

Kabawaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Roob da'ayey joogsasho. ld kawaweer².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabawaar ↴

kabawaari | kabawaarid | kabawaarin | kabawaaris | kabawaaro | kawaweer | kawaweerid | kawaweeris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg