Kabbood
Qaabnaxa: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine Isrogrogga:eeg kabboo.
Kabbood
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.l)Lebbis qaab shaati leh qariya qoorta ilaa lawga, qaro uu dhaxanta ku celiyana leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabbood ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg