Kabee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Cid kab ku garaacid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabee

jaan | dhadhaab-lakabeed | kabayn | kabeebey | karkabee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg