Kabrar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Roobka badan ee da'a marka guga roobyaraan looga baqayo xilligii dhammaado. 2. Xalxal; barar.
Kabrar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Nabar caalirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabrar ↴
kabrarid | kabrarro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg