Kabuubyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dareemaha xubnaha jirka midkood oo is dhimma waxyeello darteed lana dareemo jiriiricyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabuubyo ↴
kabuubyoo | kabuubyood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg