Kac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -kici)1. Istaagid, joogsasho, sarakicid. 2. Maalbeelid, khasaarid. 3. Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid. 5. Ula k.: kas u yeelid; maagid. 6. Ku k.: yeelid, samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kac ↴
kaabad | raabiya | haad-kacarar | daaddeg | haalbeeg | kaakac | laablakac | oodkac | oodkac | oodkacan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg