Kacaamee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

1. Cid kacaan ka dhigid. 2. Wax cusbooneysiin. ld kacaami.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kacaamee

kacaamayn | kacaami |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg