Kadankood

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Si kadalloob ah oo loo fadhiisto. ld kadankoodid.

Kadankood

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Meel dhulka ka yaraha sarreeysa oo dakhal ka hooseeyo.

Kadankood

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Kadalloob u fariisasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kadankood

kadankoodid | kadankoodsad | kadankoodsan | kadankoodsanaan | kadankoodsanaansho | kadankoodsasho | kadankoodsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg