Kaduud
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Laalaabka saanta wejiga. 2. ld kaduudid.
Kaduud
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Saanta wejiga laalaabid. ld kuduud.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaduud ↴
kaduudan | kaduudan | kaduudi | kaduudid | kaduudin | kaduudmid | kaduudnaan | kaduudnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg