Kafaalaqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ballan.

Kafaalaqaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Cid masuuliyadda nolosheeda qaadid. 2. Ka k.: cid dammiinasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kafaalaqaad

kafaalaqaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg