Kafaalo
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Daryeel. 2. Cid masuuliyad-deeda oo la qaado.
Kafaalo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-aashay, -aalatay)1. Wax daryeelid. 2. Wax mas'uuliyaddooda qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kafaalo ↴
kafaalasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg