Kafuufo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhibaato ka dhalata cunto la iska badiyey. 2. Gaajo; faqri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kafuufo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg