Kala-hanqaaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax kala lumay oo aan dhammayn noqosho.

Kala-hanqaaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax kala lumay oo aan dhammayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kala-hanqaaran


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg