Kalabbixiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

(c.nafl.) Noole ka hela tamarta burburka kiimikeed ee noolayaal dhintay ama qashinka dhirta. Tusaale ahaan: dirxi dhuleed, fangiga iyo bakteeriya fara badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalabbixiye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg