Kalasoocid

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg kalasooc². ld kalasooc¹ (2).

Kalasoocid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(baay.) Habaynta noolayaasha iyada oo loo kala qaybinayo kooxo taxane ah, laguna salaynayo fisiyoolajigooda, anatamigooda, bayokiimiko ahaan ama xidhiidho kale oo ka dhexeeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalasoocid

kalasooc |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg