Kalaxayo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-yday, -ytay)Aryo isku jira oo xeroonaya ayadoo ayan cidi kala soocin, xeryahooda kala aadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalaxayo ↴
kalaxayasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg