Kalhuuris
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Muddada u dhexeysa marka qof jeermi qaado iyo marka lagu arko astaanta ugu horreysa ee cudurka.
Kalhuuris
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)Xilliga u dhexeeya marka ukunta la dhalo ilaa inta ay ka dillaacayso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalhuuris ↴
qandho-baaratifo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg