Kalkulas-abyineed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(xis.) Qayb ka mid ah kalkulaska ee lagu barto abyinaynta iyo adeegsigiisa. Waxa lagu dabaqaa raadinta bededka, mugagga, dhererrada xoodka ama furfurista xigsineed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalkulas-abyineed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg