Kallif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax fulintoodu ay dhib tahay.

Kallif

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Wax fulintoodu ay dhib tahay cid ku khasbid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kallif

uugaami | carruuree | cudurdaar | cudurdaar | kallifid | shaqaysii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg